Somali

Anaga nagu-saabsan

Stichting Bekeerling waa moe-assaso ku saabsan faahfaahinta Islaamka. Waxaan gaarsiinaa Islaamka qofwalbo, muslim ha ahaado, ama yuu ahaan.

Qofwalbo in aan caawino diyaar baan u nahay. Ha ahaado qofkaas walaal Islaamka ku cusub, ama walaal Islaamka ku cusbeenin, oo laakin diintiisa ku soo noqday.

Waxaan u taagannahay waa nabad, runsheegga iyo dhaxdhaxaad. Yoolkeena wuxuu yahay in aan dadka islaamka si sax ah u barno. Islaamka in uu yahay diinta cilmiga waa arin cad. Cilmiga islaamka qofwalbo ayuu u furanyahay in laga barto safxadaan. Ha ahaado qofkaas qof kitaabada gadan karin, ama qof misaadjidka ka fogyahay. Qofwalbo wuxuu u yahay pagekaan lacagla’aan.

Dadka hadafkeena ku saabsanyahay waa;

• Dadka islaamka rabaan in ee bartaan.
• Dadka soo muslimeen
• Misaajidooyin iyo mu’assasooyin Islaami ah.
• Dadka Islaamka faahfaahintiisa internetka ka raadiyaan.

Islamka Holland iyo Belgium

Diinta Holland iyo Belgiumka u labaad waa Islaamka. Dadka Holland iyo Belgium dhax degan 5% waa muslim. Dadka soo muslimo maalinwalbo si xoogan ayee ku biirtaa.

Arimahaan wadno

Mu’assasadeeni waxee wadaa ku dowaan labaatan arimo. Arinwalbo aan wadno waxaan u wadnaa in aan gaalada ka daadhacsiino Islaamka muxuu yahay, muslimiin cusub in Islaamka u sharaxno iyo dacwooyin kale.

Kheyrkaan miyaad ka soo qeebgale.

Yoolkeena miyaad nola qabtaa? Markaa Paypal sadaqadaada nagu darso.
Emailadres: info@stichtingbekeerling.nl

Sadaqa waxaadkale nagu darsankartaa via bangi.

  • Account owner: Stichting Bekeerling
  • IBAN: NL90INGB0006810807
  • BIC (SWIFT): INGBNL2A

 

Nagala soco pagekeena Weblog, Facebook, YouTube, Twitter iyo Instagram.

Su’aal miyaad qabtaa?

Nagala soo xiriir via WhatsApp (+31 6 36430091) ama Facebook iyo email info@stichtingbekeerling.nl